Muran ka dhashay sii deynta haweeney diinta islaamka u geftay oo ka taagan Pakistan

Dowlada Pakistan ayaa beenisay warar sheegaya in Aasia Bibi dalka ka dhooftay, Wasiirka warfaafinta ayaa isna waxa uu warfidiyeenka dalkaa ku eedeeyey in ay yihiin kuwo aan xil kas ahayn. Wadaadada mayalka adag ayaa ka soo horjeestay sii daynta Aasia Bibi oo muddo u xirnayd in ay dhaleecaysay diinta Islaamka hase yeeshee markii dambe maxkamadda … Continue reading Muran ka dhashay sii deynta haweeney diinta islaamka u geftay oo ka taagan Pakistan